Suldaan Maxamed Cali Jabaan Oo Tacsi U Diiray Ehelkii Iyo Qaraabadi U Ka Baxay Marxuum Aadan Siciid Maxamed (Aadan Dooc) Oo Burco Ku Geeriyoday

Suldaan Maxamed Cali (Jabaan) Oo Ka Mida Salaadinta Somaliland Ayaa Tacsi Tiiranyo Leh U Diiray Ehelkii ,Qaraabadii Iyo Dhaman Shacab Reer Somaliland Waxaa U Ka Tacsiyadeyey Geeridii Naxdinta Lahayd Ee Ku Timi Mujaahid Aadan Siciid Maxamed (Aadan Dooc) Waxana U Suldaan Maxamed Cali Jabaan Si Gaara Uga Tacsiyadeeyey Caruurtii Iyo Qoyskii U Ka Baxay Marxuumku Isgoo Allena Uga Bareyey In Nariistii Jano Ka Waraabiyo Samir Iyo Iimana ka Siiyo Dhaman Bulshada Somaliland Ee U Ka Baxay
Suldaan Maxamed Cali (Jabaan) Ayaa Marxuumka Ku Sifeyey Shaqsi Wanaagsan Waxaana U Suldaan Maxamed Cali Jabaan Sheegay In Marxuumku Qayb Libaax Ka Soo Qaatay Halkii Loo Soo Galay Dibu Xoraynta Dalka Kaasi Oo Ka Mid Ahaa Uruurkii SNM
IMG_AF6226-97E144-54B0B7-D0EB8A-B52689-91D5A6