WAR DAG DAG AH SULDAAN MUUG IYO MISAAN KULAHA XUSBIGA KULMIYE AYAA MARDHAW LA FILAYA INU KA CILAACO XUSBIGA WADANI Suldaan Sicid Aadan Xirsi Cigaale Oo Ka Mida Saladiinta Waa Wayn Ee Reer Somalilnad Ayaa La Filayaa Dhawaan In Uu Si Rasmi Ah Ugu Biiro Xusbiga Mucaaradka Ee Wadani Taaso Wada Hadal Uu Socdo Suldaanka Iyo Xusbiga Lana Filaayo In Sudaanka Loo Qabto Xalfaad Shacina Wada Hadalka Uu Socda Suldaanka Iyo Xusbiga Ayaa Ku So Beeg Maya Xili Kala Guur Lagu Jiiro Oo Doorashadii MadaxTooyada Fooda Inagu Soo Hayso Heshiiska Suldaan Cigaale Ayaa Xusbiga Mucaaradka Ee Waddani Uu Ah Guul So Koradhay Suldaanka Waxana Soo If Baxaya Malinba Malinta Ka Danbaysa In Xusbiga Waddani Sulaadiinta Misaanka Culus Garab Iyo Tageero Isla Garab Tagan Suldaan Siciid Aadan Xirsi Cigaale Ayaa Hoore Uuga Tirsana Xusbi Xakimka Kulmiye Sidaanu Warar Xogaagala Ku Helayno Is Af Garadka Suldaan Cigaale Iyo Xusbiga Ayaa Is Af Garad Kuso Dhamaday

22054608_1894032987528942_1005488561_n