Muuqaal: Woow Ciyaartana Maku Fiicanyahay Daawo Poul Pogba Oo Kubada Baaskidka Goolal Cajiib Ah Ka Dhalinaya

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Man United ee Poul Pogba ayaa fasaxiisa xagaaga ku qaadanaya waxyaabo cusub kuwaas oo aanu horay u samayn jirin.

Pogba ayaa iska dhaafay kubada una leexday dhanka kubada baskidka isaga oo waliba si cajiib ah u ciyaaray kana yaabsaday dadka taageera.

Poul pogba ayaa dhaliyay goolal cajiib ah oo ayna xitaa dhalin rag ciyaara kubada taniska isaga oo dar-daray qof la ciyaarayay