Dr Sacad Cali Shire Ma Danta Qaranka Ayuu Ka Fakarayaa Mise Danta Beeshiisa :W/Q:Khaalid Abdikarem Haaji

Bismilaahi Raxmaai Raxiim Asalaamu calaykum Warxmatulahi Wa Barakatuhu .Dhamaanta inta Nasiibka U Yeelatay In Ay Dheehdaan Maqaalkan Waxan Ku Salamayaa Salanta Islamka .

Maqaalkan Waxaan Ku Soo Qaadan Doona Kuna Gorfaynaynaa Wasiirka Arrimha Debeda Somaliland Sacad Cali Shire Oo Diiday InUu Saxeexo Saldhiga Berbera

,Su,aasha Ugu Horaysa Ee Aynu Ka Duulaynaa Waxay Tahay Wasiir Sacad Cali Shire Ma Beeshiisa Ayuu U Daneeyay Mise Danta

Qaranka ?.waxan odhan karaa wasiir sacad wuxuu u Diiday in Uu Saxeexo Saldhiga Mawjado Hafiyay Oo Kaga Yimi Beelweynta Uu

Ka Dhashay Oo Si Weyn Uga Soo Horjeeda Saldhiga Berbera ,Dadka Qaarbaa Is Odhan Kara Wasir Sacad Danta Qaranka ayuu Ka

Fakaray ,Wasiirku Haduu Danta Qaranka Ka Fakarayo Wuxuu U Diidi Lahaa Oo Sidan Si Lamida Uga Soo Horjeesan Lahaa Hishiiskii

DP WORLD Oo Uu Ahaa Hormuudkii Sida Weyn Ugu OLolayn Jiray Sidii Uu U Hirgali Lahaa Isagoo Dadweynihii Reer Saaxil Ee

Qaadacayna Isagu Ku Meelmariyay Go,aankiisi Oo Ahaa In Dp World Berbera Timaado .

Wasiir Scad Cali Shire Isagoo Ah Wasiirkii Arrimaha Debeda Qarankan Somaliland Ayuu Ka Biyo Diiday In Uu Saxeexo Hishiiskii  La

Sheegay In Uu Ahaa Been AbuurkaEe Sida Jujuubka Iyo Afduubka Ahaa Golaha Lagu Marsiiyay Oo Qawlaysteyaal Aan Danta Qaranka

Eegayn Ay Meel Mariyeen  Ee Dawladu La Saxexatay Dawlada Emaaradka Carabta ,Hishiiskaasi Oo Ah Saldhiga Dawlda Emaaradka

Ku Yeelanayso Magaalo Xeebeedka Marsada Berbera Halkaasi Oo Ay Degenaan Doonan Muddo Ku Siman 25 sano Waa Sida Dawladu

Sheegtaye .Hadaba Wasirku Wuxuu Gabi Ahaanba Qaadacay In Uu Saxeexo Hishiiskaa Oo Uu Gaashanka U Daruuray ,Waxana Uu Si

Geesinimo Leh Ugu Adkaystay Go,aankiisi Oo Ahaa In Aanu Saxeexin Taageerina Saldhigaasi Waxayna Taasi Sababtay Iso Seeg Uu

Jeclaystay Wasiirku In Uu Is Casilo Balse Mawjado Ka Awood Waynaaday Ayaa ku Sii Qasbay In Uu Xilkaasi Sii Hayo Waxana

Xoguhu Tibaaxeen In Uu Wasiirku Warqad Istiqaalad Ah U Gudbiyay Madaxweynaha Balse Waa Laga Aqbali Waayay .Hadaba wasiir

Sacad Waxa Sidoo Kale  uu Taageeray Mudaharaadkii Ay Dhigayeen Shacabka Reer Somaliland Ee Reer Uk.Kaas Oo Lagaga Soo

Horjeeday Miletery Base ka Emaaradku Ka Dhisanayo Berbera .Waxa Halkaa Ka Cad In Wasirka Arimo Ku Qasbay In Uu Saxexi

Waayo Hishiska Ay Jiraan ..Xogo Ay U Kuur Gashay Jaarcadnews ayaa Xaqiijiyay In Wasiirku Uu Ka Taliyay Danta Beelweynta Ciise

Muuse..oo Ah Beesha uU kA Dhashay,,

W/q:khaalid abdikarim haji

Burco-Somaliland