Iyada oo Doorasho inagu Soo Fooleedahay Doorashooyinkii Madaxtooyada Ee Somaliland Iyada oo Madaxtooyada Somaliland Ka Duulaysa

 

OLolaha Doorasha ee Soocda Waxaa Hadal Hayntiisu Suuqa Siyaasada Ku Jirtaa Iskushaandhayn Xoogleh Ay Kasoo Socoto Taas oo Sababi Doonta In Masuuliyiin Badan Xilalkooda Kuwaayidoonaan Habada Waxa La Hadal Hayaa In Doorkan Ay Saamayn Ku Yeelan Doonto Wasiirada Gobolka Saraar ah Gobolka

 

La Hagraday Wasiirada Ka Yimaada Ilaawaan Markay Salaanka Ku Fuulaan Dibna Aanay u Soo Eegin Waxna u Qabanin Sida inta La Xusuusto Wasiirada Kasoo Baxay Gobolka Saraar Waxaa Ka mid Ahaa Wasiirkii Hawlaha Guud ee Dawladii Cigaal.eng Yuusuf Caynab Muuse .

 

Dawladii Riyaale Waxaa Gobolka Saraar Wasiiro Ka Ahaa Wasiirkii Boosaha iyo Isgaadhsiinta Col Xasan Cabdi Khayre .iyo Wasiirkii Ganacsiga Md A.H.U.NTE. Cismaan Qaasin Qodax iyo Weliba Markii Dambe Wasiiradii ee kala ahaa Gaashaadhiga C/llahu Guray iyo Md Saleebaan Warsame Guuleed iyo Weliba Wasiirudawle Waqti Kooban Jiray oo Ahaa Md Maxamuud Warsame Hilbayare

 

Dawlada Axmed Siilaanyo ee Maanta Gobolka Saraar Waa Gobolka Ugu Wasiirada Badan Waxaa Kasoo Jeeda Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi Wasiirka Dib.u Dejinta Md Cali Siciid Raygal Wasiirudawlaha Waxbarashada Md Maxamed X Aden Cilmi Lkn Nasiib Daro Gobolkan intaas Oo Masuul oo Kala Dambeeyey Waxba Kama Qaban Xaga Maamulka Mashaariic

 

Makeenin Xitaa Dadka Ama Beelaha Gobolka Kama Shaqayn Walaaleyntooda Waa Gobolka Dadka Ugu Badan Ugu Dhinteen Gaajo iyo Haraad Xiligan Abaaraha Adag Lagu Jiro Waa Gobolkii Nasiib u Hela in Kuraas Faro Badan Lagu Lkn Kuwa Ku Hella ILaawaan oo Aan Dib loo Soo Jaleecin Hadaba Saadaasha

 

Doorkan Warka Suuqa Siyaasada Dalka Yaala Ayaa Wuxuu Sheegayaa War Farxad Wata Waxaa La Hadal Hayaa Laba Siyaasi oo Hadii La Magacaabo Laga Yaabo in Gobolka Saraar iyo Xisbiga Kulmiye Ay u Noqdaan Dhiig Joojin Weyn Waxay Dadku Warkaas Leeyihiin Habeenaan Ha Dhacdo oo Ha La Arko Waxaa Aad Loo Saadaalinayaa Iskushaandhaynta Madaxtooyada Lagu Dhex Arki Doono Laba oo Ah Rag Wax Ku ool ah oo Siyaasiga C/qani Ismaaciil Maxamed (foodcadde)

 

Horena Aas.aasayaashii Kulmiyena Ahaan Jiray Xubin Golle Dhexe Ka Mid Noqday Kulmiye aad Looga Dhexyaqaan iyo Siyaasiga Cali Khadar Cismaan Cali Kubado oo ah Aas.aasyaashii Kulmiye G/kuxigeen hore Ka Ahaa Kommishankii Doorashooyinka Qaranka JSL Labadan Siyaasi oo Aad Loogu Xasuusto

 

Xiligii Kulmiye Mucaaradka ahaa Sanadii 2002 ilaa 2010 Rag Aad U Kaambayn Kulul oo Aan Nasan Daalin Seexan Soo Jeedashona Leh In Hadii Ay Yimadaan Gobolka Saraar iyo Taageerayaasha Kulmiye Dhiig Cusub Ku Shubaan Waxaa oo Laga Filayaa In Gobolka Saraar Cawil khayr

 

Qaba loo Soo diray Ay Noqdaan Waxbadana Ka Bedeli Doonaan Jawiga Gobolka oo Hada Xaalad Cakidhan ku jiran Gobolka Saraar Wuxuu leeyahay Nasiiboow Hayla Hadhin Dadkuna Warkaas Ayey Dhawrayaan Waxay Leeyihiin Ku Dhaqsada Dastuurkiyo Sharciga Dhaharay Jilaale Allaa mahad leh W/Q jundi said sale