Asc dhamaan asxabtayda sida aad IGA baranteenba todobaadba inaaan barmaamujkeena darida kusaaarno qodobada aan isdhihi karno waa lagama marmaan in bulshada loosoo ban dhigo siday fakarkooda uga dhiibtan Dawlada somaliland ayaa sanadadan danbe waxa kasoo cusboonaday cabudhinta saxaafada madaxa banaaan waxana mudo labo jeera laxidhay telefayshanka universal oo loo aanaynayey inaanu ahayn dhexdhexaad sidoo kale waxan raali galin barmaamujka kabaxa oo lagu magcaabo faaliyaha qaran wana tadhalisay xidhitanka television ka Sidoo kale waxa xabsiga kujiraa wariye coldoon oo ISNA lagu xidhay sababta uu uga qaybgalay xafladii doorashada madaxwaynaha farmaajo isaga oo gudanayey shaqadiisa una ahaa shaqaale tagaya meesha loo igmado ee aanku koobnayn deegaan gaar ah ilaa hatana wax maxkamada lama hayn waxana uuku jiraa xabsaiga Waxa sidoo kale gabi ahaanba kacagalabatay fanaanadii yurub geenyo oo iyana kaqayb gashay xafladii madaxwaynaha somaliya joogtana muqdisho waxana laxaqiijiyey inloogu hanjabay inay mutaysanayso ciqaab madama ay tagtay muqdisho Sidoo kale waxa noqotay midkayaabisay dhamaan umada afka soomaliga Ku hadasha mamule kuxigeenkii iskoolka Sare qaybta wiilasha ee nuuradiin in ISNA laxidhay iyadoo sababtu ay tahay inay isku magac noqdeen madaxwaynaha Somaliland Axmed Maxamed maxamud (siilanyo) taasna uuku mutaystay in laga kaxeeyo goobta shaqada una ilaa hatan uuku jiro xabsiga Mar haddi wax garadkii Aqoonyahanadii sida macalimiinta iyo siyaasiyiintii Saxafadii madaxa banaanayd Wariyaashii Fanaanintii Dhamaantodba ay xabsiga kumutaysanyaan wax sharci daro ah Lana horkeenayn maxkamada Su.aashaydu waa : sidee baad uaragtaa talaaboyinka ay soomland qaaday? Mase tahay mid cadaalada kafog? Mase kula muuqataaa inay keeni karto sibdal qalalaaso iyo dagaaalo sokeeye? Masatahay wax sharafta Somaliland dhawacaysa? Qalinkii abdisamed saleban cumar