Waxaa Qasaare wayn ah anagoo mudo 3 Sano (Three Years) oon jamacada #Addis wadnay, Wa waalidkayagu Nagu tabcayeen, Ka arday ahaana aan wakhti maal iyo maskaxba uhurnay diyaarita waxbarashada Heerka Koowad ee #Degree ga Markan dhamaysanay een damacnay inaan korodhsano aqoontayadii oon ku raadsano Tacliinta Heerka saree ee (Master’s Degree) ay nadiidan ama na Aqbaliwaayen Jamacadihii dalka iyo kuwii Dibada ee aan #Admision ka udiranay markii #Shahaadoyinkii #Addis#University #College nasiisay layidhi waxani waa #Fake. Xanuunka waxaan wadaagayna ani iyo dhawr arday oo nalo diiday inaan Master ta sii wadano kadib markii #Cerfificate kayagu isku mid noqon wayay anagoo isku jamacad ka baxnay hadana, shahaadoyinkayagii markii la eegay ay #Fake noqdeen.
Anagoo khasaarnee waxaan kaxanuusanayaa #Ardayda uu sugaayo mustaqbal kan nagaso wajahay jamacada oo kele #Addis #University #college home of #corruption and #fake

15665850_1099650106799157_2789521395596441957_n