‘  Jaaliyadda UK Oo Qaadhan Ururinta Qaran Fahmi La” Xaafad-Xaafad U Kala Socodta’ Masuuliyiinta qaranka Somaliland siiba Xisbigga talada hayaa ee Kulmiye UK’ Tvga qaranku kow ka yahay waxay qorsheyn kari la yihiin barnaamij ku yabhoohid dhaqaallee ururin heer qaran ah gurmaad dadweyne Somaliland Live Aid Appeal. Oo habeen keliya lagu ururin lahaa malayiin doolaar oo lacg ah.    Markaa horree waxaan hanbalyo iyo duco udiryanaa dhallinyarada aqoonyahanada ardayda Hargeysa oo dhaqaalle wax tar leh ururiyey gacan weynna ka geystay abaaraha. Waxaa u sahlay aqoonta ka sakow dareen daacadnimo, bini adminimo’ iyo mid wadanimohoggaaminayo.   Waxaa jira arrimo huursan oo qalafsan Jaaliyadaha Somaliland qurbejooga horyaalay muddo dheer, Lana dafiiri Karin. Oo ah inay kuna kala aragti duwan yihiin fog yihiin nidaamka mamuul dhaqaallee ururinta madaama aanu jirin dad hoggaamiya isku duuban. Loona kala fadhiyo Xaafad-Xaafad Ururo reereysan oo hadana sii kale reereysan.  Waa masiibo dadkeena iyo dalkeena haysta oo jirta inaynu kala wada socono ujeedoyiinmaan gaabnimo aqoon la’aan baahsan keentay qabyalaad kowwax kasta lagu curiyaamiyo.  Taas waxaa daliil u ah kuguna filan masuuliyiinta qaranka goleyaal leh Xukuumad leh sidaa ay u badan yihiin usoo wada shaqo tegey dalka laakiin u tudhin dhan kastoo la eego dhaqan dhaqaallee iyo diinba.   Waxaan kusoo afmeerya gabaygii ahaa gedigeenba weynu wada qabnaa daawasho iyo ceebee” reer Somaliland UK yuruub, iyo waqooyi Marekan.   Cali C/laahi ismaciil-dheeg Newport,UK