shabakadda wararka ee Rasamaalnews.com waxay hambalyo iyo bogaadin  u diryasaa dhamaan umadda Islamkaa  meel kaste oo ay kala jooga

gaar ahaan umadda reer somaliland  waxan leenahay ilaahay bishaa bisheeda ha inagu gaadhsiiyo bash bash iyo barwaaqo caafimaadka qab macal wanaagsan iyo cibaado suuban

ilaahay waxan ka baryanaan inta xanuunsanaysa ee islmka ka mid ah in uu ilaahay caafiyo ku kalan u siyaadiyo

ugu dabayn waxan halkan ka salaamay familkayga iyo asxaabtayda kala duwan sida ku aan wada  shaqada oo uu ka mid yahay sxkay sadaam cali maarkadd oo aan leeyahay sxb ciid wanaagsan